Keydmedia Online Topic page

Doorashadda 2020

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Shacabkii doorashadiisii u banaanbaxay ayuu Maanta qoriga caaradiisa u adeegsanayaan inuu ku caburiyo oo dhiigooda u daadiyo kursiga.

Warar Keydmedia Online | 15 December 2020

Carro dadweyne ayaa ka dhalatay tallaabada uu Farmaajo uu ku xiray jidadka, oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka kala duwan.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2020

Soomaaliya waxay taagan tahay waddo isgoys ah sababo la xiriira is-maandhaafka siyaasadeed ee soo noqnoqday ee ku saabsan hannaanka doorashooyinka.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2020

Waa Shirkii 5aad ee Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo la qabto tan iyo dowladdii Xasan Sheekh.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2020

Mucaaradka Farmaajo ayaa ku tilmaamay howsha ay gudiyadda qabanayaan inay tahay mid aan sharciga waafaqsanayn, islamarkaana ay qaadacayaan doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 6 December 2020

Musharixiinta ayaa kasoo horjeestay doorasho shalay ay Gudiyadda ku dhigteen hotel ku yaalla Garoonka diyaaradaha, oo gudoon cusub ku doorteen.

Warar Keydmedia Online | 3 December 2020

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu baaqey Ra'iisul Wasaaraha inuusan fulin dalabka Farmaajo, oo uu ku tilmaamay qar iska xoornimo iyo is-miidaamin siyaasadeed.

Warar Keydmedia Online | 2 December 2020

"Waxaa nasiib darro ah in Farmaajo wali uu ku adkaysanayo go'aankiisa qaldan, islamarkaana loo tababarayo Guddiyo sharci darro ah, oo loo diyaarinayo inay qabtaan doorasho ku saleysan boob iyo musuq maasuq," ayaa lagu yiri Qoraalka Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi.

Warar Keydmedia Online | 1 December 2020

Xukuumadda Rooble ayaa ku fashilantay inay fuliso heshiiskii doorashooyinka, oo ahayd inay Maanta dalka ka billaabato doorasho Baarlamaani ah.

Warar Keydmedia Online | 1 December 2020

Waxaa kulanka furitaankiisa ka qeybgalay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-Qoor], oo mudooyinkii dambe howshii Maamulkiisa u dayacay danta Farmaajo.

Warar Keydmedia Online | 1 December 2020

Waxay ahayd Maanta inay billaabato doorashadda, lana doorto Senatorkii ugu horeeyay ee Aqalka Sare.

Warar Keydmedia Online | 30 November 2020

Maxamuud Sayid Aadan, oo ah Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa sheegay in inta Farmaajo uu ka saaro Ciidanka DF gobolka Gedo aysan diyaar u ahayn inay ka qeybgalaan doorasho.